Sunday, May 10, 2009

kulankii jaamacadda St,Cloud State Univesity





















left: Abdinoor,Prof Mohmoud,Ahmed


may,2009

waxaaa dhacay kulan ay soo qaban qaabiyeen jaamacada St,Cloud State University iyo Technical collage,waxay kulankaas loogu talo galay dad waynaha iyo ardayda Soomaalidda iyo Suudanta,

kunkan ayaa wuxuu ahaa mid dad badan oo soomaali ah ay ka soo qayb galeen,waxaa meeshaas ka hadlay profesor mohamoud,AbdiAzis oo ka socday jaamaccada Stcloud State University,waxay ku dhiirigayeel inay dadka soomalida ay ku soo biiraan goobaha waxabarshadda sare iyo u saamaxaysa si ay wadan maraykanka wax uga qabsadeen, profesor Mohamoud oo asalkiisa ka yimid ayaa aad u amaanay inay dadka Soomaalidda ku dhaganaadaan dhaqankooda, diintooda,iyo luuqadooda,kuna dhiiri galiyay inay ku adkaadaan,sidoo kale waxuu ka waramay dhiibaatooyinkii ka qabsaday xagga waxbarshadda markii uu yimid maraykana iyo sidoo uu ugu guulaystay inuu ku guulaysto,isaga oo seddex shahaado sarre ka qaatay maraykanka, ka diba uu jago way ka hayo maamulka jaamacadda ee St,Cloud State University, wuxuu sheegay inay dhibatooyinka dadka somalida haysta mid la mid ka qabsatay wadanka markii uu yimid.balse uusan marna ka harin waxbarashadiisa.

Abdiazis oo ah dhalin yarraha oo firfircoon una shaqeeya jaamacada ka na mid ah dadka soo qabib qaabiyay kulanka ayaa ka hadlay oo u sheegay dad waynihii ka soo qayb galay kulan inuu ka caawin doono wixii arday soomaliyeed ee doonaysa inay soo galaan jaamacadda, sida arjiga jaamacada, arjiga financial aid, iyo wixii talo ah oo ku saabsan waxbarashada jaamacada.

isku duboo kulankaan ayaa wuxu ahaa mid si wanaagsan u dhacay.


Ahmed