Sunday, May 3, 2009

somalidda ku dhaqan magaaladda

waxaa magaaladda St,Cloud Ee gobalka ku nool dad wayne badan oo Soomaliyeed oo la qiyaaso dhowr kun, balse aanan lahayn tiradda saxda ah, dad waynaha dagan magaalada,dadkii ugu horeeyey ee magaaladdan soo daga ayaa waxaa la sheegay inay soo dageen wixii ka danbeeyey 2000,sanad ba sanadkii ka danbeeyey dad waynaha magaalada aad aya uga sii kor dhaween,waxaana dhawaan si xoog leh u soo dagay dad ka yimid xeryaha qaxootiga ee bariga kenya,dad badidood ku dhaqan magaalada waxay isu jiraan xoogsato, arday,qoysas,
waxaana soo wajahay dad ka badidooda magaalada ku dhaqan dhibatooyin la xiriira shaqada, waxbarashada,guryaha iyo mushtamaci ah.
si kastaba ha ahaatee, soomalida waa dadka ugu roon oo dhaqdhaqaaq urur iyo siyaasadeedba roon, waxay cod ka dhiibtaan arimaha mushtamaca magaalada saameeya.

No comments: